Dhaqso uga bax bogga!

Tobaakada, khamrada, xashiishada

Tobak alkohol droger - somaliska

Meniiga hoose waxaad ka heleysaa qoraallo, sawirro iyo filimaan ku saabsan tubaakada, khamriga iyo maandooriyaha.

Current articles

  • Sigaar Cabis

    Qiiqa sigaarka wuxuu qabaa waxyaaba badan oo sun ah. Sigaar cabidda waxey keeni kartaa dhaawacyo iyo cuduro kala duwan. Waxaa laga yaabaa in sigaar aad baratid laakiin waa liiska joojin kartaa.

  • Joojinta sigaar cabidda

    Halkaan waxaad ku arkeysaa talooyinka kaa caawinaaya in sigaarka aad joojisid. Marka aad sigaarka joojisid waxaa ku qabanaaya sigaarka. Rabitaanka sigaar cabidda daqiiqado yar ayaad dareemeysaa. Wey fiican tahay inaad saa ogaatid.

  • Khamri

    Khamriga wuxuu ku jiraa cabitaana kala duwan. Dadka intooda badan khamri cabidda waxey u arkaan iney tahay wax fiican ama wey ka helaan. Laakiin khamriga sidoo kale saameyn ayuu ku yeelan karaa jirka, dhibaata ayaana kuu imaani karta haddii wax badan cabtid marar badan.

  • Cabidda Khamriga si xad dhaaf ah ama marar badan

    Qoraalkaan wuxuu ku saabsan yahay dhibaatooyinka khamriga. Haddii aad saaid u cabto ama marar badan aad cabto, iyo haddii khamriga uu noolashaada aad u saameeyo. Waxaad heli kartaa taageero si aad u joojiso khamri cabidda.

  • Daroogada

    Daroogaada waa shey xun oo laga yaabo in qabatiin ay kugu noqoto. Waa caadi in dhibaatooyin badan oo noolasha ah aad qabto marka aad Daroogada isticmaaleyso. Waad heli kartaa caawimaad si aad u joojiso isticmaalka daroogada.

TAad bogga xaggiisa sare