Dhaqso uga bax bogga!

Aniga

Jag - somaliska

Meniiga hoose waxaad ka heleysaa qoraallo, sawirro iyo filimaan adiga kugu saabsan iyo xuquuqda aad leedahay.

Current articles

Tobobarka galmada iyo HBTQ

Tobobarka galmada waxaa ku saabsan tahay jinsiga qofka aad jeclaatay iyo soo jiidashadiisa. Waxaad xaq uleedahay in aad jeclaato aadna la socoto qofkii aad rabto. Dalka isweedhan waa sharci midaas.

Sinaanta ragga iyo dumarka

Wiilasha iyo gabdhaha waa inay helaan fursad iyo xuquuq isku mid ah. Bulshadu ilaa hadda ma sina, laakiin waxa jira sharciyo iyo qorshayaal sida taas loo meelmarinaayo.

Xuquuqda aadamaha

Xuquuqaha aadamahu waxay ku saabsan tahay inaad ku noolaato nolol wanaagsan. Waxaad xaq u leedahay waxbarasho iyo daryeel caafimaad. Waxaad xaq u leedahay in si caddaalad ah laguula dhaqmo iyo xuquuqda aad wadan kale ugu qaxi karto haddii aad khatar ku suggan tahay.

Qoyskaygu ma ogola iskutaga jinsiga isku mid ka ah ama dharka dumarnimada leh, Icaawi!

Anigu ma muujin karo qofka aan ahay qoyskayga dhexdiisa. Iyagu ma aqbalayaan in aan ku labisto midabka basaliga ama rooseetada ee dharka gabdhaha. Waxay aaminsan yihiin in aanay aniga igu haboonayn maadama aan ahay wiil. Marka aan u labisto sida anigu aan doonayo waxa igu dhacaya in la i fogeeyay oo la ii hanjabay.

Filim: Waxaan aaminsanahay in aan wiil ahay

Alex ma dareemayso in ay gabadh tahay, balse wiil oo kale.

TAad bogga xaggiisa sare