Dhaqso uga bax bogga!

Jaceylka iyo saaxiibtinimada

Kärlek & vänskap - somaliska

Meniiga hoose waxaad ka heleysaa qoraallo, sawirro iyo filimaan ku saabsan jaceylka iyo saaxiibtinimada.

Current articles

Jaceyl lagalo

Qof la jeclaado caada ahaan waa dareen fiican. Dadka qaar dhowr jeer ayey wax jeclaadeen, qaar kalena weligood jaceyl ma helin.

Filim: Sidee ayaa qof loola kulmaa?

Maxaa la sameeyaa runtii si aad qof aad jeceshay ula kulanto? Halkan ayaad ka heli ‎doontaa talooyin, ay dadka yaryari u soo direen UMO.‎

Filim: Wadnaha ayaa i garaacmay calooshuna way ikala wareegtay

Sheekadan wiil yar ayaa Yuomu u soo diray

Tobobarka galmada iyo HBTQ

Tobobarka galmada waxaa ku saabsan tahay jinsiga qofka aad jeclaatay iyo soo jiidashadiisa. Waxaad xaq uleedahay in aad jeclaato aadna la socoto qofkii aad rabto. Dalka isweedhan waa sharci midaas.

Filim: Jaceylka sirt ah

Aliyah iyo Reza waxay ka baqayaan inay qoyska Reza ka soo hor jeedsan doonaan xiriirkooda.

TAad bogga xaggiisa sare