Youmo
Jaceyl lagalo
Qof la jeclaado caada ahaan waa dareen fiican. Dadka qaar dhowr jeer ayey wax jeclaadeen, qaar kalena weligood jaceyl ma helin.
Sharafta
Waa muhiim ineysan jirin wax magac xumo u soo jiita qoyska ama qaraabada. Waxaa laga yaaba iney jiraan sharciya guriga ama qaraabada ka jira, sida gabar galma ma sameyn karta ilaa ey ka guursato. Sidaa dareteed, uma baahan iney qof la joogto, ama wiilal ey la wadaagto wakhtigeeda nasashada. Tani waxaa la yirahdaa rabshad la xiriirta xushmadda ama dhibaateynta. Waa sharci daro in qofka la shaaciya arimahiisa sharciyadaan aawadood.
Qodobo badan UMO.se
Youmo waa bog internet meeshaas oo eey ku jiraan qeybo kamid ah UMO.se kuna qoran luqado fara badan. Haddii aad jirtid 13 illaa 20 sano waxaad bogga ka akhrisan kartaa kana daawan kartaa sawirro iyo filimaan ku saabsan jirka, jaceylka, caafimaadka, galmada iyo waxyaabo kaloo badan.
KU SAABSAN YOUMO