Dhaqso uga bax bogga!
Macluumaad ku sabsan Youmo

Youmo maareynta cookies ka

Hantering av kakor, cookies - somaliska

Waxaanu cookies u isticmaalnaa si aanu kuugu siino khibrad ka wanaagsan, iskugu soo uruurino tirakoobyada iyo si hawlaha qaarkood oo lagama maarmaan ahi ay bogga ugu shaqeeyaan.

Cookies waxa weeye qoraal yar oo uu macluumaad booqashada bogga internedku ku jiro. Waxa lagu keydiyaa kombiyuutarka, moobaylka ama tablet-ka aad isticmaaleyso markaad bogga internetka soo booqato. Waxa Cookies loo isticmaalaa bogagga intooda badan iyagoo aan aheyn wax waxyeelo u geysata kombuyuutarkaaga, moobiilkaaga ama tablet-kaaga.

Waxa waxaanu Youmo.se cookies u isticmaalno ka mid ah si ay kuugu suurtogeli karto inaad qariso sawirada xasaasiga ah, iyo inaanad u baahan inaad markasta luqada doorato. Waxyaabaasi waxay shaqeynayaan uun keliya haddii aad cookies ka oggolaato. 

Macluumaadka ku saabsan nooca cookies ee la isticmaalay waxa kaliya lagu heli karaa af Iswiidhish. Halkan ayaad ka helysaa macluumaadkan

TAad bogga xaggiisa sare