Sawiro taxan: Gudniinka xubinta taranka ee dumarka – xalaaleynta xubinta taranka
Bildspel: Omskärelse av snippan - könsstympning - somaliskaGudniinka xubinta taranka dumarka ayaa waxa sidoo kale loo yaqaanaa xalaaleynta xubinta taranka. Taasi micnaheedu waxa weeye in qof uu gooyey ama uu dhaawacay qaybo ka mid ah xubinta taranka ee dumarka. Waxa jirta caawimo wanaagsan oo la heli karto hadii lagu gudey oo ay taasi caafimaadkaaga wax yeeleyso. FG: sawirro xassaasi ah!

Sidee ayay u eekaan kartaa?
Waxa gudniinka loo sameeyaa siyaabo badan. Marmarka qaarkood ayaa qaybaha dibadda ee xubinta taranka dumarka waxyeelo loo geystey, ama qeybo ka mid ah ayaa laga gooyey. Marmarka qaarkood ayaan gudniinka la arki karin. Halkan waxaad ka arki kartaa dhowr tusaale oo sida uu u eekaan karro ah: