Dhaqso uga bax bogga!
Galmada

Waxyaalaha kahortagga uurka

Bildspel: Skydd mot graviditet - somaliska

Waxa jira siyaabo kala duduwan oo la iskaga ilaaliyo in uur loo qaado. Muuqaalkan waxaad ka arki kartaa waxyaalaha ugu badan ee la isku ilaaliyo.

Waxyaalaha ugu badan ee kaa ilaalinaaya uurka waxa ku jira hormoono. Waa maadad ku jirta jidhka taas oo saameysa waxyaalaha sida ugxanta iyo caadada. Hormoonada kaa ilaalinaaya uurku waxay kaa dhigayaan qof aan qaadin uur.

Kondhom, femidom iyo Gariiradda birta kobarta ayaa ah waxyaalaha la iskaga ilaaliyo uurka ee ay ku jiraan hormoonadu. 
Kondhom iyo femidom sidoo kale waxay kaa ilaalinayaan cudurada xubnaha taranka.Waxyaalaha kale ee la iskaga ilaaliya uurku kaama ilaalinayaan cudurada xubnaha taranka. 

RFSU: Ka hortagga uurka

Kani waa filim ka socda RFSU.

Filim: Sida loo gashado kondom

TAad bogga xaggiisa sare