Dhaqso uga bax bogga!
In wax xun la dareemo

Filim: Hada waxaan joojiyay in aan iibiyo galmada iyo in aan qaato maan-dooriye

Film: Nu har jag slutat sälja sex och ta droger - somaliska

Sheekadan wiil yar ayaa Yuomu u soo diray.

Dheeraad ku saabsan Youmo

Mawduuc

Sawiro is-dabayaal: Ka ganacsiga dadka

Halkan waxa ku yaala sawiro is-dabayaal oo ku saabsan ka ganacsiga dadku wuu yahay iyo waxaad caawimo heli karto haddii adiga laguu geysto. Ka ganacasiga dadka oo sidoo kale loo yaqaano mukhalisnimada. Waa marka cid kaa faa’iidaysato ama ku isticamaasho si ay lacag kaaga sameeyaan. Tusaale ahaan waa dadka kugu khasba in aad iibiso galmo, u shaqayso ama iibiso maan-dooriye.

Mawduuc

Daroogada

Daroogaada waa shey xun oo laga yaabo in qabatiin ay kugu noqoto. Waa caadi in dhibaatooyin badan oo noolasha ah aad qabto marka aad Daroogada isticmaaleyso. Waad heli kartaa caawimaad si aad u joojiso isticmaalka daroogada.

TAad bogga xaggiisa sare