Ku saabsan faayraska karoona ee cusub iyo cudurka covid-19
Om det nya coronaviruset och covid 19 - somaliskaHalkan waxa aanu ku soo aruurinay talooyin, filimo iyo linkiyo laga helaayo macluumaad wanaagsan oo aad ku kalsoonaan karto. Qaarkood ayaa lagu turjumay luuqado badan, waxyaabaha qaarkoodna waxa lagu heli karaa Iswiidish oo kaliya.
En film från 1177 Vårdguiden Region Stockholm
En film från 1177 Vårdguiden Region Stockholm
Kani waa filim hadii aad ka welwelsan tahay fayraska Corona
En film från Rädda barnen
En film från Rädda barnen